Internet Store and Ecommerce Solution Provider - Free Web Site - Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - High Speed Internet
Search the Web

HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYEY EE XAAFADDA http://www.halganews.com/content/view/368/2/

HOME WARBIXIN FAAHFAAHSAN NASHQADDA HIMILO SHIRKADDA ALKHAYR IRMAAN REAL ESTATE
IRMAAN REAL ESTATE

SHIRKADDA IRMAAN
Shirkadda IRMAAN REAL ESTATE waa shirkad wadanka maalgelin weyn ku samaysa kana hirgelisa mashaariic wax tar weyn u leh dadka iyo dalkaba. Mashruucyada hirgalay waxa kamida Mashruuca Xaafadda HIMILO oo ay Hargeisa ka hirgelisay, mashruucaas oo maraya marxaladdii ugu dambaysay. IRMAAN waxay ka shaqaysaa DHULKA, GURYAHA iyo DHISMAYAASHA ay iibsato, iibiso, dayactirto ama kirayso. Shirkadda IRMAAN waxay la shaqaysaa shirkadda kale ee ALKHAYR CONSTRUCTION COMPANY Halkan ka akhri Shikadda Alkhayr

Our Philosophy
IRMAAN waxa ay Xaafaddii ugu horaysay ee Casriga ahayd ka hirgelinaysaa Hargeisa. Xaafadda casriga ah ee HIMILO waxay ku taallaa dhinaca wadada tagta Berbera. IRMAAN waxa kale oo ay wadanka ka hirgelinaysaa Mashruucyo ay wax kaga bedelayso deegaanka magaalooyinka waaweyn ee Somaliland iyada oo wakhtiyada soo socda mashaariic u qorshaysay magaalooyin kale oo wadanka ah. halkan ka akhri Mashruuca HIMILO