|
Xaafad Casriya, Guryo Casriya, Degaan Nadiifa oo leh Dan Guud, Garoomo Ciyaareed, Xarumo Dhalinyaro, Iskuullo iyo Xanaanooyin tayo leh, Deris-wanaag iyo dad akhyaara oo isku hab-nololeed dhaw, waa astaamaha Xaafadda HIMILO ee Hargeisa. Xaafad magaalada ka baxsan oo ku taal cidhifka Hargeisa, laamiga Berbera u baxa dacalkiisa.
« Maka fikirtay sidii aad u heli lahayd degaan (environment) caruurtaada markaad dalkii gayso aanay ku tebin meeshan ay hadda kunool yihiin?..... Maka fekertey sidii aad wadankaaga uga helilahayd waxyaalaha wadamadan hore u maray lagu haysto ee danta guud ah?.....
Mase ka fikirtay ciddii kula fahmi lahayd inaad wada samaysataan adeeg guud oo idinka dhexeeya maadaama aanad keligaa daboolikaraynin baahiyaha faraha badan ee loo baahanyahay?....
Sideed u malaynaysaa inaad ku helidoonto dad aad iskaga aragti dhawdihiin xaga deegaanka oo wada jeceshihiin nadaafadda, adeegga guud sida garoomo, xadiiqado, xarumo dhalinyaro iwm?....
Mase jeceshahay inaad arrimahaas la qaybsato akhyaar kula mida oo arrimahaas kula dareemaya?
|
 |
Qaybka isboortiga ee X. HIMILO. Waxay ka koobantahay garoonka kubadda cagta, kolayga, tenista iyo folida. Waxa intaa dheer meel caruurtu ku ciyaarto oo leexooyin iyo siibashoyin leh.......exception
|
WARARKII UGU DAMBEEYEY
Mishiinkani wuxuu kamid yahay qalabka casriga ah ee lagu hirgelinayo XAAFADDA HIMILO. Kani waa mishiin samaynaya dhawr nooc oo labanka ah. Maalintii wuxuu soo saarayaa dhawr boqol oo xabo waana nooca dhiga-ee-dhaqaaqa (egglaying system)
|
|
 |
Muuqaalka Suuqa ee HIMILO. Waxa la qorsheeyey, Masjid, Iskuul, Xanaano, MCH, Laabreeri, Xarun Dhalinyaro, Bansiinle, Hudheel, Supermarket, Cafeteri, dukaamo iyo meherado kala duwan
|
|
Halkan Nagala Soo Xidhiidh
|
|
Alkhayr Construction Company
jama.gabush@alkhayr.com
Tel. + 358 358 9310 15417
|
|
|
|